Magaalada Kismaayo oo laga hergeliyay xarun lagu kaydiyo kitaabada Qur”aanka kariimka ah ee dayacan

0
127

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka muasasada abuukar sadiiq ee magaalada kismaanyo ayaa bilaabay Aruurinta kitaabada Qur’aanka kariimka iygoo kasoo aruuriyeen xaafadah qaar goobaha ganacsiga meelaha lagu barto quraanka kariimka iyo goob kale

Maamulaha muasasada Abuukar Bakar sadiiq ee magaalada kismaanyo Cabdulaahi Mahadi Cabdi oo kamid ah masuuliyiin u istaagay Aruurinta kutubta ayaa Bulshada maagaalada kismaanyo ka codstay inay bulshada keenaan kutubta xaruuntaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.