Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay tababar ku saabsan ilaalinta maxaabiista ku jira xabsiyada.

0
138

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tababarkan oo loo qabtay qaar kamida ciidamada asluubta Jubbaland ee ilaaliya xabsiyada magaalada kismaayo ayna soo qabanqaabisay wasaaradda awqaafta iyo arimaha diinta ee Jubbaland ayaa u jeedkiisu ahaa sidii sare loogu qaadi lahaa tayada iyo aqoon ciidanka asluubta ee ilaaliyo xabsiyada Kismayo.

Tababarkan oo socday sadax maalmood ayaa xubnaha ciidanka lagu barayay maamulka iyo ilaalinta maxaabiista iyo xabsiga sida uu sheegay taliyaha xabsiga kismaayo Maxamad Caaqib Xirsi.

 

Warbixintanw waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad