Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Jimcaale ayaa dhagax-dhigay dib-u-dayactir lagu sameenaayo xarunta Akuwa Dotto oo ay ku shaqeeyaan Waaxyaha Gaadiidka, Dab-damiska, Gurmadka iyo Waaxyo kale oo Hoos yimaada Dowladda Hoose ee Xamar.
Munaasabadda dhagax dhiga Waxaa Guddoomiyaha ku wehlinayey Agaasimiyaal ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir iyo maamulka Dowladda Hoose ee Xamar.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq