Magalaada Hargaysa oo lagu soo bandhigay Manhajka farsamada gacanta maamulka Soomaliland.

0
155

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaardda Horumarinta waxbarashada maamulka Soomaaliland ayaa Magaalada Hargaysa ku qabtay munaasabad lagu soo bandhigtay ansixinta manhajka farsamada gacanta ee dugsiyada sare.

Munaasabada waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Waaxda manaahijta Soomaaliland, Agaasimayaal, Bahd Waxbarashada,Macalimiin iyo mas’uuliyiin kale.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here