Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka maamulka Hirshabelle ayaa Makiinadaha Galeeyda u qeybisay Haweenka iibiya galeyda ee suuqyada Magaalada Jowhar.
Madasha lagu qeybinayey makiinadaha waxa goob-joog ahaa Wasiir kuxigeenka wasaarada Beeraha iyo waraabka Maamulka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim , iyo qaar kamid ah Haweenkii lagu wareejiyey makiinadaha.
Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabadulaahi.