Maktabad cusub oo laga hirgiliyay magaalada Gabiley

0
70

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashadda iyo sayniska maamulka Somaliland ayaa xadhiga ka jaray xarunta Hema books ee Magaalada Gabiley.

Waxa kasoo qeyb galay madasha lagu daahfurayey maktabada Hema Books Mas’uuliyiinta wasaarada waxbarashada , maamulka Waxbarashada Degamada, qaybaha kale ee bulshada Degmada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.