Malayga laga soo jilaabto webiga shabeelle oo shaqo abuur u noqday haweenka Baladweyne.

0
66

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Farxiyo Cabdi Xasan waa hooyo ku nool magaalada Baladweyne islamarkaana iibiso malaayga webiga shabeelle iyadoo dhaqaalaha ay ka hesho nolosha qoyskeeda ku maareeyso.

Malaayga ayeey ku gadaa agagaarka Buundo weyne wax eene ku iibso malaayga isgoo bisil iyo isgoo Ciiriin ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.