Man City Vs Arsenal : Kulanka Bug Baxda Iyo Haaland Oo Rikoor Cusub Sameyn Kara

0
141

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Kulankaan ayaa ah mid kala bax ah oo labada koox u kala dhaweyneysa qaadista horyaalka Ingiriiska oo a aad ugu loolamaaan

Xogta Kulanka

*Arsenal ayaa laga badiyay 11 kulan oo xiriir ah horyaalka heerka kowaad kana hor tagyau Manchester City, waana guuldaradii ugu dheereyd oo xiriir ah oo ay la kulmaan koox kasta oo ka hortimaada taariikhda horyaalka.

*Kooxda Pep Guardiola ee City ayaa badisay dhammaan lixdii kulan ee horyaalka Premier League ay garoonkeeda kula ciyaartay Arsenal marti ah

*City ayaa labo jeer garaacday Arsenal xilli ciyaareedkan, waxaana ay raadineysaa seddexley guul oo ay ka gaarto Gunners hal olole markii seddexaad muddo shan sano ah.

 

 

*Manchester City ayaa badisay siddeed ka mid ah sagaalkii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka, oo ay ku jiraan lixdii kulan ee hore oo xiriir ah, Lagama badin 16 kulan oo ay ciyaareen tartamada oo dhan,waxa ay badiyeen 13 kulan halka ay barbaro galeen 3 kulan.

*Kooxda Pep Guardiola ayaa badisay dhamaan 11-kii kulan ee ay ku ciyaartay garoonkeeda tartamada oo dhan sanadkan iyaga oo dhaliyay 40 gool intii ay socotay.

*Erling Haaland ayaa laba gool kaloya ay ka xigtaa  inuu barbareeyo Andrew Cole iyo Alan Shearer rikoorka abid ee Premier League ee 34 gool  ee hal xilli ciyaareed

*Arsenal are on a 10-match unbeaten league run, although they’ve drawn the last three in a row.

*Arsenal ayaa 10 kulan oo xiriir ah aan laga badinin horyaalka, inkastoo ay barbaro galeen seddexdii kulan ee ugu dambeysay oo xiriir ah.