Maqaayad casri ah oo laga hirgeliyay Baladweyne oo la daah furay

0
210

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah furayay maqaayad Villa Cariish oo uu hirgeliyay Cali Axmed Cabdulle oo dhawaan ka soo laabtay dalka dibadiisa, iyadoo munaasabadan ay ka qeyb galeen, odayaal dhaqameed, bahda waxbarashada, caafimaadka, ganacsato iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here