Maqaayadaha lagu iibiyo cuntada wadaniga ah oo kusoo badanaya Baladweyne

0
190

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xaruunta gobalka Hiiran ayaa waxa laga hirgeliyay maqaayad sameeyso cuntada wadaniga noocyadeeda kale duwan sida cabuulada oo dhowr nuuca ah, soorta iyo muufada.

taasoo laga hirgeliyay Suuqa Yoobsan waxaana furstado shaqo ka helay Afar dhalinyaro ah oo iskuga jira wiilal iyo gabdho oo markoodi hore ahaa shaqo la’aan.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here