Marakaneecooyin daweeysan oo loo qeybiyay qoysas ku nool magaalada Boorama.

0
8

Wasaarada caafimaadka maamulka Somaliland oo kaashaneysa Hay’adaha Unicef iyo Afayooko ayaa magaalada Boorama ee gobolka Owdal ka bilaabay qeybinta markaneecooyin daweeysan oo gaaraya 160k oo xabo kuwaasi oo loogu tala galay in looga hortago duumada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  C/qaadir Cumar Ibraahim.