Maraykanka oo Turkiga ka jaraya saanad muhiim ah

0
363

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dowladda Maraykanka ayaa  sheegay in Turkiga si rasmi ah looga saaray dalalka ka faa’iideysanaya diyaaradaha dagaalka ee F-35 ee casriga ah ee uu Maraykanka soo saaro kadib markii Turkiga uu habka difaaca gantaalada cirka kasoo iibsaday dalka Ruushka.

Maraykanka  ayaa aaminsan in  qalabkan uu yahay mid basaas oo xogta ka xadi kara barnaamijka F-35.

Ruushka ayaa bilaabay in uu Turkiga ka dajiyo hubka S-400 todobaadkii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here