Mareykanka oo canshuur cusub dul dhigay Canada.

0
54
“President Donald J. Trump for Time Magazine in 2019” by Pari Dukovic, inkjet print, June 17, 2019 (printed 2020). National Portrait Gallery, Smithsonian Institution. Copyright 2019 Pari Dukovic. President Donald J. Trump for Time Magazine in 2019

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa si rasmi ah u shaaciyey in cashuuraha la saarayo birta iyo aluminiumta laga keeno Canada kor looqaadey lana, gaadhsiiyey 50%.

Go’aankan cusub ayaa imanaya xilli uu Trump anfariir ka qaadey cashuuraha culus ee Canada ay dul dhigtay caanaha laga soo dhoofiyo Maraykanka.

Trump ayaa ku eedeeyey Canada inay si aan cadaalad ahayn cashuur ugu soo rogtay caanaha Maraykanka, taasoo gaadhaysa inta u dhaxaysa 250% ilaa 390%.

Wuxuu sheegay in tani ay tahay xadgudub dhaqaale oo lagu hayo beeraleyda Maraykanka, loona baahan yahay in si degdeg ah loo joojiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here