Markab ay lee yihiin Ganacsato Soomaaliyeed oo ku soo caariyay dekedda macmalka ee Ceel Macaan.

0
281

Baladweyne(Radio Beerlula)- Markabkan kaluumeeysi oo ay lee yihiin ganacsato Soomaaliyeed ayaa ku soo caariyay dekeda macmalka ah ee Ceel Macaan ee gobolka Shabeelaha dhexe kadib markii ay isku dhaceen Markab kale oo ku xirnaa dekada Muqdisho xiligaasi uu markabkan kaluumeysi doonayay in uu bada galo.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here