Mas naadir ah oo labo madax leh oo laga helay Mareykanka

0
188

Baladweyne (Radio Beerlula)-Mas ay yartahay in horey loo arkay islamarkana leh laba madax ayaa laga helay keyn ku taalla gobolka New Jersey ee dalka Mareykanka.

Maskan oo lagu magacaabo,Double Dave, ayaa bishii hore la arkay islamarkana waxaa soo qaaday koox ka shaqysa arrimaha deegaanka.

“Aad ayay u adagtahay in maskan uu ku badbaado duurka,” waxaa sidaasi yiri Dave Schneider oo ah khabiir dhanka deegaanka.

Waxa uu intaa ku daray in Maska ay ku adkeyd in uu xamaarto markii uu isku dayayay inuu baxsado taasi oo u sahlanaan lahayd in ay qabtaan dadka ugaarsada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here