Masaajid cusub oo laga hirgeliyay magaalada Boosaaso oo la daah furay.

0
35

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari ayaa Lagu Qabtay munaasabad lagu Daah-furayay Masaajidka Mubaarak oo Dib u dayac tir lagu sameeyay.

Munaasabadda Daah-furka masjidka Mubaarak ee magaalada Bosaaso ayaa waxaa ka Qeeyb Galay masuuliyiin Dowladeed Culuma udiin iyo qaar kamid Bulshadda magaalada Bosaaso.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.