Masaajid cusub oo laga furay Magaalada Garoowe.

0
161

Munaasabadan oo lagu daah furayay masjidka Islam Maxamed ayaa lagu qabtay magalada Garoowe ee xarunta maamulka Putland.

xarig jarka Masjidka Islam Maxamed ayaa waxa goob joog ahaa gudiga Masjidka, Odayaal dhaqameed, Culimada magaalada iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.