Masaajid iyo dugsi qur’aan laga hirgeliyay deegaanka Xudun ee gobolka Nugaal oo xariga laga jaray.

0
40

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xildhibaan Aways Axmed oo ka tirsan Golaha wakiilada Puntland Ayaa agab loogu talagalay Beeraha iyo Waxbarashada Gaarsiiyay Deegaanka Xudun ee Gobalka Nugaal isgoo xariga ka jaray maasajid iyo dugsi quraan dhowaan laga hirgaliyay degaankaas

Waxaa ka soo qeyb galay masuuliyinta iyo odoyaasha dhaqanka ee Deegaanka Xudun ee Gobalka Nugaal.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen