Masaajid laga hirgeliyay degmada Kaaran ee gobolka Banaadir oo xariga laga jaray.

0
40

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Cuilmo odoyaal iyo boqolaal shacbka xaafada Cape Town ee degmada Kaaraan ayaa ka qeeybgalay xarig Jarka masjidka Toowxiid

Masjidkan ayaa waxaa waqfay Xaaji Cali Maxamed Hiraabe isagoo dhismihiisa uu socday mudo dhowr sano ah.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan