Masaajid laga hirgeliyay waqooyiga magaalada Kismaayo oo xariga laga jaray

0
45

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka oo Jubbaland oo aay wehliyaan Culuma udiin iyo maamulka Degaanka Xaaji Weeyne ayaa si rasmi ah Xeraga ugu jaray Masjid laga Hirgiliyay Degaankaas oo dhaca Waqooyga Kismaayo.

Dhimaha Masjidkaan ayaa waxaa iska kaashaday Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta maamulka Jubbaland iyo Dad muxsiniin ah.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq