Masaajidka Cumar Binu Khadaab oo laga hirgeliyay degmada Shibis oo xariga laga jaray.

0
236

Baladweyne (Radio Beerlula)- Munaasabadda lagu daah furayay Masjidka Cumar Binu Khadaab oo ah masjid cusub oo laga dhisay Degmada Shibis ayaa lagu qabtay gudaha Masjidka.

Culumaa’udiin, dadka deegaanka, mas’uuliyiin iyo qeybaha bulshada ayaa goob-joog ka ahaa xaflada lagu daahfurayey masjidkan.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.