Mashaariic Caafimaad oo laga daah furay Magaalada Muqdisho.

0
136

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay labo mashruuc Caafimaad oo kala ah Damal Caafimaad iyo Tallaalka COVID-19, kuwaas oo laga hirgelin doono qaar kamid ah gobollada dalka.

Munaasabaddan lagu daah furayay mashariicdan Caafimaadka ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka caafimaadka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan, wasiiro, xildhibaano iyo bahda caafimaadka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.