Mashaariic hormarineed oo laga bilaabay deegaanka Olol ee waqooyiga Galmudug

0
76

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mas’uuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Dowlaha Biyaha iyo Tamarta Galmudug ayaa mashaariicyo laga hirgilliyay ka daahfuray deegaanka Olol ee Waqooyiga Galgaduud.

Mashaariicdan ayaa dhismahooda waxa ay soo socdeen mudo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here