Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xildhibaan Abdinasir Yussuf Cismaan Qodax oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta laba mashruuc oo horumarineed ka dhagax-dhigay Deegaannada ina Guuxa iyo Qool-buulalle ee Degmada Sallaxley.
Mashaaricdan ayaa waxaa fulinaya oo maal-galiyay Xildhibaan Qodax.
Waxaana Munaasibadii dhagax dhigga mashaaricdan ka qeyb-galay Maayirka Degmada Sallaxley Maxamed Cabdi Haariye, waxgarad, odayaal iyo Dhalinyaro.
waxa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan


