Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sii haya madaxweynaha dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya ahna Wasiirka Xafiiska Horumarinta xoolo dhaqatada Dowladdeegaanka Soomalilada Cabdiqaadir IImaan ayaa magalaada Shaabeeeleey ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed .
Mashruuca ayaa sidoo kale waxaa qeeyb ka ahaa qeybinta agabka waxbarashada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


