Mashaariic hormarineed oo laga hirgeliyay deegaano kamid ah Gobolka Jarar oo xariga laga jaray.

0
91

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaardda Horumarinta waxbarashada maamulka Soomaaliland ayaa Magaalada Hargaysa ku qabtay munaasabad lagu soo bandhigtay ansixinta manhajka farsamada gacanta ee dugsiyada sare.

Munaasabada waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Waaxda manaahijta Soomaaliland, Agaasimayaal, Bahd Waxbarashada,Macalimiin iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here