Mashaariic horumarineed oo dhanka biyaha oo laga dhagax dhigay degmada Qoryaale.

0
81

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Biyaha Somaliland ayaa mashaariic ka dhagax-dhigtay degmada Qoryaale ee gobolka Togdheer masharicdaan ayaa iskugu jirtay darbi biyo xireen ah iyo war biyaha lagu keediyo waxana dhisi dono Wasaaradda Biyaha Somaliland

Waxana ka soo qeyb galay dhagax dhigaan madax iyo masuulinta Wasaaradda Biyaha Somaliland iyo xildhibano ka tirsan mamulka samalind.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen