Mashaariic horumarineed oo ka socota degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

0
227

Baladwayne (Radio Beerlula )-Degmada moqokori ee gobalka Hiiraan ayaa laga Hirgiliyay mashariic Hormarineed oo kala duwan kuwaasi oo ka qeeyb qadanaayo hormarka degmadaasi.

Dhismaha xarunta maamulka, garoon ciyareed iyo Isbitaalka degmada ayaa kamid ah mashriicda laga fuliyay Degmada moqokori isla markaana dhisamahooda u soo gaaray meel gabagaba ah.

Warkan waxaa inooo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq