Mashaariic horumarineed oo ka socota magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool.

0
69

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa waxaa ka socda mashariic horumarineed oo lagu dhisayo wadooyinka iyo xarumo caafimaad.

Dhismaha jidadkan iyo xarumaha caafimaad ayaa waxaa iska kaashanaya bulshada iyo maamulka degmada Xudur.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed maxamuud