Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Hay’adda Candelight ayaa xariga ka jaray Ceelbiyood iyo Berkada lugu shubto biyaha oo ay ka hirgalisay Deegaanada Duruqsi iyo Masalaha Gorod oo katirsan gobalka Togdheer si ay u isticmaalaan dadka iyo duunyada.
Munaasabada xariga jarka mashariicadaan waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka socday Hay’adda candelight xubo ka socoday Wasaaradda Qeyraadka biyaha gobalka Togdheer ee maamulka Soomaaliland iyo dadka deegaanada Duruqsi iyo masalaha Gorod.
Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.