Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Gobalka qoraxay ee dowlad deegaanka soomalida shaafi muxumad Cabdi ayaa xeraga ka jaray mashariic hormarineed oo laga Hirgiliyay Degmada laasdharkeynle.
Mashriicda xarerga laga jaray ayaa waxaa kamid ah xarunta maxkamadda degmada,xarunta Xanaanada Xoolaha iyo xarunta booliska magaalada laasdharkeynle.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.