Baledweyne ( Radio Beerlula )- Madaxweyne kuxigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa xariga ka jaray dhisamha wadada xiriirisa Degmooyiinka Cobballe iyo Bilcil-buur oo dhererkiisu gaarayo 40 KM iyo Mashruuca Biyo Gelinta Bilcil-Buur.
Munaasabada xariga looga jarayay Mashaariicdaan ayaa waxaa goob joog ahaa Wasiiro, Odayaal , Haween iyo qaybaha kale ee bulshada Degmada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim
Audio Player