Baladweyne (Radio Beerlula)- Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xariga ka jaray mashariic hormarineed oo laga Hirgiliyay Degmada Moqokori ee Gobalka Hiiraan.
Mashariicda xariga laga jaray ayaa waxaa ka mid ah Xarunta maamulka Degmada,Xarunta maxkamadda,Iskuulka Hoose iyo dhaxe ee Degmada,Ceel-Biyood iyo garoonka Ciyaaraha.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.