Mashaariic laga hergeliyay deegaanka Godobjiraan ee Puntland oo xariga laga jaray

0
95

Baladweyne ( Radio Beerlula )Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo hormarinta mamulka Puntland oo ay wehelinayaan Wasiiru dawlaha Wasaaradda deegaanka ,Gudoomiyaha gobolka Nugaal ayaa xariga ka jaray dhismaha guriga bulshada deeganka Xudun ee degmada Godobjiraan iyo dib u hagaajin lagu sameeyay dhul daaqsimeedka si looga faideysto biyaha roobka.

Warbixintan waxa noo haya Aadan Cabdi Axmed