Mashaariic laga hirgeliyay gobolka Shabelle oo xariga laga jaray

0
159

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Abaaqarrow ee gobolka shabelle maamulka dowalad deegaanka soomalida itoobiya ayaa xriga ka jaray mashaariic  horumarineed oo iskugu jirtay xarumo  cafimaad xarumo waxbarsho wadooyin iyo kuwo kale oo badan kuwasoo dhowaan  laga hirgeliyay degmadaas.

Dhismaha xarumaan muhiimka ah iyo mashariicdan ayaa qeyb ka ah dib u dhiska degmada Abaaqarrow iyo bilicda Degmadaasi

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here