Mashaariic laga hirgeliyay Muqdisho oo xariga laga jaray.

0
21

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray saddex waddo oo laami ah oo laga hirgeliyey magaaladaMuqdishoeeCaasimadadalka

Wadooyinka oo Ra’iisul Wasaaraha xariga ka jaray ayaa ku kala yaalla degmooyinka Garasbaaley, Waaberi iyo Xamar Jajab, Kaaraan iyo Cabdicasiis, isaga oo dhagax-dhigay waddada isku xirta dabka illaa isgoyska Bakaaraha.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here