Mashariic dhanka biyaha oo laga hirgeliyay deegaanka Xaaji Diiriye ee Somaliland oo xariga laga jaray.

0
69

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiin kasocday Wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland ayaa xariga ka jaray Balli-biyood laga hirgiliyay deegaanka Xaaji Diiriye ee gobolka Daadmadheedh.

Munaasabada xariga looga jarayay bali biyoodkan ayaa waxaa goobjoog ahaa madaxda Wasaaradda horumarinta biyaha Soomaliland xubno kasocday hay,adaha Taakulo iyo Balaan iyo waxgaradka deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.