Mashariic Hormarineed oo laga bilaabay Degaanka Awdiinle ee Gobalka Baay

0
209

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Degaanka Awdiinle ee Gobalka Baay ayaa waxaa ka socda mashariic hormarineed oo ay fulintiisa iska kashanayaan maamulka Koonfur Galbeed iyo Hay’adda NIS Foundation.

Mashaariicda hormarineed ee ka socda Degaanka Awdiinle ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah dhismaha Saldhigga Booliska Degaanka iyo Leerarka cadceeda ku shaqeeyo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here