Mashariic horumarineed oo laga dhagax dhigay deegaanka Biyo Cadde ee gobolka shabeellaha dhexe.

0
120

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Degaanka Biyo-Cadde ee Gobalka Shabeellada Dhexe ka dhagax dhigay Mashaariic Hormarineed.

Mashaariicda laga dhagax dhigay Degaanka Biyo-Cadde ayaa waxaa kamid ah Xarunta maamulka Degaanka,Saldhigga Booliska,Garoonka kubadda cagta iyo Cusbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Degaanka Biyo-Cadde .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.