Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Badhan oo kaashanaya ururada haweenka degmada ayaa dhagaxdhigay dhismaha beerta xuriyada iyo aargooyin ay magaalada yeelaneeyso.
Munaasabada dhagaxdhiga ayaa waxaa goobjoog ah maamulka gobolka Sanaag Kan degmada Badhan iyo madaxda ururada buslshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinya Cumar Yuusuf Aadan