Mashariic horumarineed oo laga hirgeliyay gobolka Salal oo xariga laga jaray

0
83

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Bangiga dhaxe ee maamulka soomalilaand oo aay waheliyaan Gudoomiyaha Gobalka salal iyo agaasimaha Guud ee wasaarada hormarinta maaliyada soomaliland ayaa si wada jir ah xeraga ugu jaray mashaariic hormarineed oo laga hergiliyay magaaloyinka Saylac iyo Lawyacado.

mashaariicda xeraga laga jaray waxaa kamid ah dhimaha laanta bangiga saaylac xarunta xisaabaadka Gobalka salal iyo saldhiga booliska magaalada Lawyacado.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen