Mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyay magaalada Garoowe.

0
192

Baladweyne  (Radio Beerlula )-Maamulka degamada Garoowe ayaa daahfuray mashariic horumarineed oo laga hirgeliyay degmada Garoowe.

mashaariicdan ayaa waxaa kamid ah wadooyin laami ah labo Buundo iyo dhireeyn lagu sameeyay laamiyada mara barxada Garoowe.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here