Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Muuse Salaad wehliye oo aay wehliyaan Gudoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada Gobalka Hiiraan Xasan Ibraahim cabdulle gudoomiyaha Degmada maxaas ciise ,masuuliyiin kamid ah Maamulka heer gobal iyo Heer degmo ayaa ka qeybgalay munaasabadd xariga looga jarayay mashaariic hormarineed oo laga hergeliyay degmada Maxaas.
Mashaariicda la hergeliyay ayaa waxaa kamid ah xarunta maamulka degmada Maxaas, Salidhigga Booliska degmada iyo garoonka kubadda cagta magaalada Maxaas.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.