Mashruca qorshaha Istaratijiyada horumarinta Jubbaland oo laga daah furay Kismaayo.

0
208

Baladwayne ( Radio Beerlula )- Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Jubbaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa magaalada kismaayo ka daahfuray mashruca Qorshaha Istaratijiyada horumarinta Jubbaland, kaas oo dib u eegis lagu sameeyay ayna soo diyaarisay Wasaradda Qorsheynta Jubbaland.

Daahfurka mashruucan qorshaha horumarinta waxaa kasoo qeyb galay Wasiiro, Xildhibano, Agasimayaal, Odayaasha dhaqanka, Dhalinyaro, Haween, iyo xubno ka socday Hay’adaha kala duwan ee ka howlgala deegaanada Jubbaland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi