Mashruuc ay ka faa’ideysan donaan 450 qoys oo danyar oo laga daah furay Kismaayo.

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada Jubbaland ayaa kismaayo ka daahfurka Mashruuc ay ka fa ideysan donan ilaa 450 qoys oo danyar.

Mashruuraacan ayaa dadka kafaaideysanaya oo haween ah lagu bari doonaa xirfado ay ku shaqeeystaan.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here