Mashruuc biyo gelin ah oo laga dhagax dhigay Baydhabo

0
113

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha maamulka KGS Iiman Cali Cabdi ayaa Magaalada Baydhabo ka Dhagax dhigay Xarunta Waxqabadka Mashruuca Biyo Gelinta Magaalada.

Madasha dhagax dhiga ayaa waxa Goobjoog ahaa Wasiirka Dekedaha iyo Gadiidka Badda maamulka KGS Maxamed Shariif Isaaq iyo Madax ka socotay Hay’adda IOM.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.