Mashruuc biyo gelin ah oo laga dhagaxdhigay deegaanka Geedweyne

0
110

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubbaland iyo Wasiirka Wasaarada Tamarta & Kheyraadka dabiiciga iyo Biyaha ee jubbaland ayaa si wadajir ugu dhagax dhigay deegaanka Geedweyne Mashruuc Biyo gelin iyo Ceelbiyood.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxa goob joog ahaa Madaxweyne ku xigeenka maamulka jubbaland Maxamuud Sayid Aadan , Wasiiro , Xildhibaano , odayaal ,Haween , iyo qaybo kale oo kamid bulshada Deegaanka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.