Mashruuc biyo gelin ah oo laga hergeliyay magaalada Wajaale

0
154

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada wajaale ee DDS Itoobiya ayaa laga xarig jaray Mashruuca biyo galinta magaaladaasi kasoo socoday mudo labo sano ah

Dhagax dhigan ayaa waxaa ka qeyb galay masuulinta wakaalada biyaha DDS Itoobiya bulashada magaalada wajaale odyaasha dhaqanka iyo Madaxweynaha DDS.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here