Mashruuc biyo saar ah oo laga dhax dhigay magaalada Garoowe.

0
148

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ayaa lagu qabtay munaasabada lagu dhagax dhigay Mashuura Biyo-saarka oo dhismihiisa iska kashanayaan maamulka iyo Bulshada ku nool Degmada Garoowe.

Munaasabada Dhagax-dhiga mashruuca Biyo-saarka Garoowe waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano, mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda hoose Garowe iyo qeybaha kala duwan ee bulshada kunool Degmada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here