Mashruuc biyo xareen ah oo laga dhagax dhigay deegaanka Goobweyn

0
143

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka wasaaradda Howlaha Guud iyo guryeenta maamulka Jubbaland Cabdiwahaab Axmed Cismaan ciil ayaa daah-furay mashruuc biyo xeraan ah oo laga hirgelinaayo degaana Goobweyn ee Gobalka Jubbada hoose.

 

Munaasabadda dhagax dhiga waxaa ka qeyb-galay wasiiro ka tirsan maamulka Jubbaland,Agaasimiyaal,madax ka socotay Hay’adda CIZ iyo maamulka Degaanka Goobweyn.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here